Somali News

Xukuumada Somaliya oo digniin adag u dirtay shakhsiyaad ay ka war-heshay in ay garab siinayaan dowlado shisheeye.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay war-saxaafadeed ay soo saartay waxa ay digniin ugu diray shakhsiyaad ay ka war-heshay in ay dowlado shisheeye oo damac kaga jira xudduudaha dhuleed/badeed ee Soomaaliya ku garab siinaya.

Warsaxaafadeedka oo koobnaa islamarkaana aay wax magacyo ah lagu sheegin ayaa u qornaa sidatan:

Related posts

Daawo Sawirro: Magaalada caabud-waaq oo ay soo buux dhaafiyeen boqolaal qoysas oo dhulka miyiga kasoo barakacay

Tifaftiraha K24

XOG: Galmudug Maxaabiista Ajaanibta ay heyso Xagee lagu wareejin doona yaase Xukumi doono?

admin

Xukuumadda Soomaaliya oo gudi u saartey dadka ku dhibaateysan Gobaladda Dalka

admin