Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Xubnaha Aqalka Sare Ee Baarlamanka Oo Maanta Guddi u Saaraya Kiiska Cabdi qeybdiid

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, islamarkaana ay ku dhawaaqaan Guddi.

Guddigaan ayaa soo baari doono Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista.

Senetaradda Aqalka Sare ayaa horay u ansixiyay in Guddi loo saaro Kiiskaasi , Maadaama Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku kalsooneyn Guddi uu horay u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Related posts

Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha oo kala wata Labo musharax oo reer Galmudug ah

admin

Cabdi Weli Gaas Oo Mooday Puntland In Ay Ka Madax Banaan Tahay Somaliya AKHRISO.

admin

Daawo Sawirro: Qasaaro Badan oo ka Dhashay Weerar Is-miidaamin ah oo Lagu qaaday Masjid Ku Yaala Magaalada…..

Tifaftiraha K24