Somali News

Xog hoose:Hubkii ugu badnaa oo Laga Dajiyay Dekadda Magaalada Hobyo, & Ciida hubkaa loo waday.

Warar lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Xogwaran News ayaa sheegaya in Dekadda Macmalka ah Magaalada Hobyo laga soo dajiyay Hub iyo Gadiid Dagaal Islamarkaana loo wadday Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 aad. Hubkaan ayaa isagu jirara nuucyadiisa kala duwan waxaana Siday Dooni kana soo qadday Dekadda Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya

Hubkaan soo gaaray Taliska ciidanka 21 aad ayaa loogu tala galay in lagu Xoreynayo Degaanada Galmudug ee Gacanta ugu jirra Ururka Al.shabaab

Saraakiisha Ciidanka Dalka Somaliya Qeybtooda 21 aad ayaa ayaa si rasmi ah ula wareegay hubka iyo Gadiidka Dagaal Ee laga soo dajiyay Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaana Hubkaa la geeyay Xarunta Taliska Ciidanka 21 aad Xooga Dalka Somaliya Ee ku taalo Magaalada Cadaado Gobolka GALGADUUD.

Related posts

TOP NEWS: Madaxweyne Xasan Shiikh Muxuu ka yiri Hub la sheegay in Soomaliya loo soo waday oo ay qabteen Ciidamada Dalka Faransiiska

admin

DEG DEG: Dhageyso Banaanbax Xoogan oo ka Dhacay Magaalada Galkacyo Maxase looga soo Horjeeday??

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Dad Shacab ah oo lagu Laayay Duleedka Magaalada Muqdisho

Mohamed Abdirashid Abaajo