Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

XOG CUSUB:Ogoow Qabiilka Ugu Qaalisan Codadka Xildhibaanada DF+Qiimaha Uu Marayo Codka Qabiilka Xildhibaankaa Iyo Sababaha…

Ayadoo haatan dalka kujiro xaalad kala guur ah loona diyaar garowaayo doorashada madaxweynaha soomaaliya kuwaasi haatan u taagan musharixiin aad u farabadan ayaa ka helnay xog cusub.

Xog ay heshay shabakada wararka KISMAAY24.com heleyso ayaa sheegaya in xildhibaanada beel weynta hawiye noqdeyn kuwa ugu qaalisan ee haatan codadkooda lagu kala iibsanaayo lacag kabadan qabiilada kale.

Codka xildhibaanka hawiye ayaa lasheeshegayaa in  u dhow yahay lacag kabadan Afar boqol kun oo dollar halka qabiilada kale siweyn oga hooseeyaan.

Arintaasi ayaa lagu sheehay laba arin oo kala ah in beesha hawiye u badanyihiin musharixiinta ugu lacagta badana halka arinta kale ay tahay xildhibaanada hawiye oo lacagta ugu badan kusoo galay xildhibaanada madaama doorasho looga soo qaatay.

Labadaas arin ayaa lagu sheegay in codka xildhibaanka hawiye oga badanyahay codadka qabiilada waxaana lasheeay in laga cabsi qabo in oo gaaro nus milyan oo dollar lagana yaabo in oo kasii bato.

Musharixiin u badan tujaariin iyo masuuliyiin hore dalka usoo maray ayaa kataagan beesha hawiye kuwasi oo damacsan in ay noqdaan madaxweynaha cusub ee badeli doono Xasan Sheekh Maxamuud.

Related posts

Ahlu-sunna oo eedeyn kala duldhacdey Dowladda dhaxe iyo weliba sidoo kale Beesha Caalamka.

admin

DHAGEYSO: Radio VOS oo dood wadaag u qabtay madaxda iyo shacabka reer Cabudwaaq.

admin

Dhageeyso:-Wasiirka Gaashaandhigga''Dadku Ayeyna ka Barakicin Degmooyinka Al-shabab Lagga Saaray….

admin