Somali News

Xildhibaanada G/Shacabka Oo Kulan Ku Leh Muqdisho

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho kulan ay ku yeeshaan xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankan ayaa qorshuhu yahay in uu hortago wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Wasiirka ayaa Golaha ka hor akhrin doono hindise sharciyeedka Daqliga oo ay soo diyaarisay wasaaradiisi.

Sidoo kale Xildhibaanada BFS ayaa maanta soo gabagabeynaya ka doodista hindise sharciyeedka shirkadaha dalka oo hor yaalay muddo 9 bilood ah.

Fahdigan ayaa noqonaya  kii 13-aad oo qeyb ka ah Kaldhiga shanaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Related posts

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukuno ku riday rag iyo haweenay ka tirsan  Alshabaab.

admin

Akhriso: Magacyada Laba xildhibaan oo aqalka sare Soomaliland ka tirsan oo Muqdisho lagu doortay

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Deganada Gal-Mudug oo lagaso sheegayo Xaalado Halis ah + Waraysi

Tifaftiraha K24