Somali News

Xildhibaanad Ubax Tahliil Oo Baaq U Dirtay Warbaahinta Muqdisho.

 Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa warbaahinta ugu baaqday in aysan buun buunin shaqsiyaad ay ku sheegtay in danahooda gaarka ah ay u burburinayaan dalka, kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ka codsatay shacabka Soomaaliyeed in aysan dhageysan hadallada siyaasiyiintaasi oo ay ku timaamtay kuwa ka fog xaqiiqda.

Muranka u dhexeeya Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sii xoogeysanaya, kaas oo shalay sababay in natiijo la’aan uu ku soo dhamaado kulan ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho, islamarkaana looga hadli lahaa xaaladda amniga dalka.

 

Related posts

Dhagayso+Sawiro:- Ciidamada Badda Puntland oo soo qabtay Kaluumaysto Sharci Daro ah

Tifaftiraha K24

Top News: Xafiiska Qaramada Middobe Ee Soomaaliya Muxuu Ka Yiri Heshiiskii Shalay Kismaayo Lagu Kala Saxiixdey (Qoraal Ayeey Soo Saareen)

admin

AMISON Ayaa sheegtay inay waxkabadal kusamayndoonto Qorshihii hore ee dagaalka Al-shabaab….

Mohamed Abdirashid Abaajo