Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24 XULASHADA TODOBAADKA

Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo daaha ka qaaday Xaafiisyo Cusub oo Qarsoodi ah uga furan Magaalada.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi  ayaa  Warbixin kooban oo uu soo dhigay Bogiisa Facebook ku sheegay in la furay Cabdalle Shideeye cusub si looga been abuurto shaqsiyaad iyo xisbiyo taas oo laga leeyahay dano gooni ah.

Sida muuqata Cabdalle Shideeye siyaasadaysan oo waraaqaha been-abuurka ah laga soo saaro ayaa siyaasadda Soomaaliya ku soo kordhay.

Hoos ka Akhri Qoraalka Xildhibaanka:

Haddii kooxahaan oo farahoodu iska muuqdaan, ay xoogga ay ku bixiyaan been-abuurka ku bixin lahaayeen runta iyo hawsha dalka wax badan ayaa dalka u hagaagi lahaa.

Warqadda u danbeysay ee beena-abuurka ah, waxey muujinaysaa in ay la colloobeen garsoorkii dalka, ka dib markii ay danahoodii ka fushan waayeen, ma laha lamaba socdaan in garsoorku yahay hey’ad madaxbanaan oo ka mid ah saddexda hey’adood oo dawladdu ka tirsan tahay.

# Hala xiro Cabdalle Shideeyaha cusub, hana shaqeeyaan xafiisyada dawladdu.#

HOOS KA DAAWO QORAALADA LA QORAY

Related posts

Madaxweyne Kuxigeenka Koonfurta Sudan Riek Machar oo lagu daweynayo Khartuum iyo South Sudan oo..

admin

SAWIRRO: Banaan baxyo looga soo horjeedo Masaajidyo lagubay oo ka dhacay Magaalada Jigjiga ee Somali galbeed

admin

DEG DEG: Diyaaradihii imaan jiray Magaalada Muqdisho oo la hakiyay Laga bilaabo taariikhda marka ay tahay…..

Tifaftiraha K24