Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Xasaasi: Qaramada Midoobay oo Shaqada ka Ceyrisay Sargaal sare oo ka Tirsanaa Xafiiska Q.M ee Soomaliya kadib markii la Ogaaday in uu…

Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la xiriira wax is daba marin iyo musuqmaasuq.

Amadu Kamara, oo ahaa Agaasimaha Xafiiska UNSOM iyo weliba UNSOA ayaa la eryay, kadib markii lagu eedeeyay inuu heshiis kunturaad ah siiyay Dad uu la wadaagayay Mashruuc gaar ah.

Mr; kamara, oo u dhashay Dalka Senegal, ayaa lagu eedeeyay in uu si qalad ah u isticmaalay dhaqaale lagu caawinayay dib u dhiska ciidamada Dalka Soomaaliya.

Sarkaalkan, oo qaybta nabad ilaalinta ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ku biiray 1993-kii, ayaa Soomaaliya yimmid Bishii April ee Sanaddii 2012-kii, markii laga soo wareejiyay Xafiiska Qaramada midoobay ee Koofurta Suudaan.

Related posts

TOOS U Dhageyso: Madaxweyne Erdogan oo Goordhaw gaaray xarunta Safaaradda Cusub ee Turkiga taasi oo uu Xariga ka jari doono Furitaankeeda

Tifaftiraha K24

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Kula kulmay Xubno Ururada Dhalinyarada ah

admin

DEGDEG: 96 Xildhibaan oo dalbaday  in dib loo furo Golaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanadii Mucaaradka oo la soo baxay dardar horleh  iyo Farmaajo oo Mooshin dulsaaranyahey.

gurey