Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

XASAASI: Puntland Oo War Ka Soo Saartey Xildhibaan Somaliland Ay Sheegtey In Ay Kaga Qabatey Dagaalkii Sanaag (Tolow Maxay Arintaasi Ka Tiri???)

Maamulka Puntland ayaa beeniyay in maamulka Somaliland ay qabteen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo ku sugnaa goobihii lagu dagaalamay.

Gudoomiyaha deegaanka Haylan oo ay ku dagaalameen Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo gacanta u galay maamulka Somaliland.

Gudoomiyaha deegaanka Haylan ayaa sheegay in ay dileen ciidamo ka tirsan Somaliland hadana ay joogaan goobihii lagu dagaalamay.

Dhawaan dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Puntland iyo sidoo kale Somaliland ayaa ka dhacay deegaanka Haylan oo ka tirsan gobolka Sanaag ayna kuu muransan yihiin maamulada Puntland iyo Somaliland.

Related posts

Daawo: Hooyo caddaan ah oo dalbatay in laga hortago wiilkeeda oo raba inuu isku qarxiyo dalka Soomaaliya

admin

TOP NEWS: Guddoonka Baarlamaanka oo War ka soo saaray Doorashada Madaxweynaha iyo sida qorshaha uu yahay

Tifaftiraha K24

Muuqaal: Maxaadan Ogeyn Oo Laga Soo Sheegayaa Xarunta Maamulka Jubbaland Ee Kismaayo???

Tifaftiraha K24