Somali News

Xasaasi: Nabad-doonkii labaad oo todobaad gudahiis lagu dilay magaalada muqdisho+Magaciisa

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan nabad-doon cawada maqribkii lagu dilay dagmada wadajir ee gobolka banaadir.

Dilka nabad-doonka ayaa waxa uu ka dhacay Agagaarka suuqa weyn ee Degmada Wadajir ee magaalada muqdisho.

Nabad-doonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Muuse Ilka-weyne .

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa dilka nabad-doonka geestay waxaana la sheegay in ay goobta ka baxsadeen.

Dilka nabad-doonkaan ayaa kuso beegmeysa iyadoo Isniintii aynu ka soo gudubnay ee todobaadka suuqa bakaaraha lagu dilay nabad-doon lagu magacaabi jiray Bashiir Maxamed Cali iyadoona ay xusid mudantahay in dilka nabad-doonkaasi ay sheegteen alshabaab.

Related posts

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo oo ka qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

admin

DAAWO+CAJIIB: Boqortooyo ay Haweeney Hoggaamineyso oo Muqdisho ka talineysay 122 Sanno ka Hor

admin

Madaxweyne Farmaajo oo Maalmo ka dib doorashadiisa Fuliyay Balanqaadki Ciidanka….

admin