Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

XASAASI: Maxaad Kala Socotaa Sheekadda Ah In Lala Wareegey Garoonka Diyaaradaha Galkacyo (War Muhiim Ah Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Maamulka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wararkii saaka soo baxay ee ahaa in Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ay qabsadeen ciidamo kayimid magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf Saciid Cabdiraxmaan Yuusuf Dhagawayne oo Warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Garoonka ayaa sheegay in aan la qabsan garoonka, waxaana uu sheegay in amnifga garoonka ay gacana ku hayaan Ciidanka Difaaca dawladda Puntland.

Maareeyaha ayaa sheegay in Idaacado ku yaal Koonfurta Soomaaliya ay warkaas baahiyeen waxaana uu sheegay in garoonka shaqadiisu si habsami leh u soconayso, waxaana uu sheegay in saaka diyaaradihii saaka ka yimid garoomo gudaha dalka ah iyo dibada ay si nabad galyo ah uga soo dageen.

Related posts

Warbixin: ‘Tacaddiyada’ ay la kulmaan carruurta ku xiran Soomaaliya.( Human Rights Watch)

admin

XOG: Maamulka Puntland oo Hadal dhibaato u keeni kara Beel ka mid ah Beelaha Soomaalida ku dhawaaqay iyo Galkacyo oo dibad bax ka dhan ah Beeshaas uu ka dhacay

admin

How you can Do a comparison of Deliver Buy Star of the wedding Rates

Sakariye Sakariye