Arimaha Bulshada Breaking News Somali News

XASAASI: Madaxweynaha Argentina Oo Ka Hadley Go’aankii Messi Uu Ciyaaraha Caalamiga Ah Uu Kaga Fariistey, Isagoona………………….

Madaxweynaha Argentina Mauricio Macari ayaa sheegay in dalka uu doonayo in kubada cagta caalamiga ah uu kusoo laabto xiddiga Lionel Messi .

Madaxweynaha ayaa ku kalsoon in Messi uu hoggaamin doono xulka qaranka ee ka qeyb galaya Koobka adduunka 2018 ka dhacaya Russia.

Messi ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ka dib markii guuldarro Argentina ay kasoo gaartay finalka Copa America bishii June.

Weeraryahanka Barcelona ayaa ku lug lahaa afar finals oo ay gaareen Argentina, laakiin waxa uu ku guuldareystay kaliya mid kamid ah.

inkastoo uu sheegay inuu doonayo in uusan mardambe u ciyaarin xulka qaranka Argentina, Madaxweynaha qarankaan Mauricio Macari ayaa sheegay in 29-sano jirkaan uu beddeli doono go’aankiisa sida fudud uu ku qaatay.

Related posts

Deg-deg: Madaxweyne Xassan oo gaaray Magaladda Kismaayo.

admin

Daawo: Ciidamo ka tirsan dowladda soomaliya oo maanta xukun dil ah lagu riday kadib markii ay…..

Tifaftiraha K24

Wixii dhacay Maanta oo kale wali Maankeyga kama go’in?..

admin