Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Wasiiro Xukuumada Ah Oo Sii Huriyay Xiisada Siyaasadeed Akhriso Magacyada.

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ay ka faa’iideysanayaan Khilaafka u dhaxeeya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Khilaafkan oo cirka isku sii shareeray Saacadihii ugu dambeeyay ayaa laga filan karaa natiijo kasta oo foolxun ama in xal loo helo laakiin wasiirada qaar ayaa sii hurinaya Xiisada.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Islow oo khilaaf xoogan uu hore kala dhaxeeyay Guddoomiye Jawaari ayaa ka mid ah shaqsiyaad Xildhibaanada ugu badan usoo xira galinaya Ra’iisul wasaare Kheyre, isagoo doonaya inuu ka cad goosto Jawaari oo hore dhowr jeer ay iskugu dhaceen.

 

Wasiir Islow ayaa ku jira dadaal uu ku doonayo inuu xilka ku waayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari,waxaana la ogeyn qorshaha wasiirada qaar iyo Ra’iisul wasaare Kheyre sida uu noqon doono.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Xildhibaan Gaagaale oo Baarlamnakii hore ka tirsanaa oo Xalay ay Jirdil u geysteen Ciidan ka amar qaata Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen,Mukhtaar Xuseen Afrax Maxay tahay Sababta loo Jirdilay Xildhibaanka?

Tifaftiraha K24

Sawirada: Kulan looga hadlayay Amaanka Guud Ee dalka oo Muqdisho lagu qabtay Arrimo Xasaasi Ah.

admin

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhoofay Hargeysa Xilli Tukaraq uu Dagaal Ka Socdo.

Ahmed sudani