Somali News

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Somaliya oo gaaray Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Cabdi Maxamed “Sabriye” ayaa Goor dhow soo Gaaray Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug waxaana La filayaa in Ahlusunna uu kala hadlo Tabashada ay ka Qabto Guddiga Wasaaradu u magacaawday Doorashooyinka Galmudug.

Sidoo kale Maalmaha soo socda ayaa waxaa Dhusamareb ku soo wajahan Xubnaha Gudiga Doorashooyinka Galmudug waxaana wehlin doona dida Qorshuhu yahay Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya. Islamarkaana ka qeyb qaadan doona Xalinta Khilaafaadka Ka dhex taagan Dowladda Somaliya iyo Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.

Related posts

TOP NEWS: Akhriso Puntland oo soo Gudbisay Liiska Guddiga ay u Xilsaartay Dhameystirka Heshiiska Galkacyo lagu gaaray

Tifaftiraha K24

War Hada ah: Shabaab oo Saldhig Kenya ku yaala Weerar ay ku qaadeen ku dilay taliyihii Saldhiga iyo….+Sawirro

Tifaftiraha K24

Kooxda Ahlu Sunna iyo Xukuumada Soomaaliya oo wali

admin