Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Wariyaasha kismaayo oo lagu baaqay mudo 10-Cisho ah in ay isku diwaan galiyaan

Wasaarada Warfaafinta Jubbaland ayaa Maanta oo Arbaco ah Galinkii danbe Shaacisay in Dhamaan Wariyaasha ka howlgalo Magaalada Kismaayo iska soo diiwaan galiyaan Wasaarada.

Wariyaasha ayaa la iskugu yeeray dhamaantood Xafiiska Wasaarada waxaana lagu wargaliyay in ay jirto isdiiwaan galin,Waxaana la horkeenay Warqad ay ku qorantahay 2 Maarso in ay ka bilaban doonto waqti isdiwaan galinta ayna socondoonto ilaa 13-ka bishaan.warqada-saxafada

Related posts

Muuqaal: Daawo Baarlamanka Jubbaland Oo Kulan Ay Yeesheen Kaga Doodey (Tolow Maxay Kaga Doodeen???)

Tifaftiraha K24

Howlo looga gaashamanayo Daadadka Roobabka ayaa ka soconaya Baardheere(Codad iyo Sawiro)

admin

Daawo: Wafdi ka socda Wasaarada Qorsheenta DFS iyo qaar ka mida Maamul goboleedyada oo Booqasho ku jooga Dalka….

Tifaftiraha K24