Arimaha Bulshada Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar

(Wargelin) Waxaa Isbitaalka Kalkaal Imaanaya Dhaqtarkii Hindiga Ahaa ee ku Taqaqusay Dhalmo La’aanta Ragga, Kiyaha, Iyo Kaadimareenka.

Waxaa dhamaan bulshada soomaaliyeed lagu wargelinayaa in Isbitaalka Takhasusiga Kalkaal ee magaalada Muqdisho in uu imaanaya kana howl galayo Dhaqtarkii Hindiga ahaa ee ku takhasusay Dhalmo la’aanta raga, xanuunada kilyaha iyo kaadi mareenka. 14/2/2019 ilaa 20/2/2019.

Hadaba dhaqtarka waxyaabaha uu kaa daaweenaayo waxaa ka mid ah.

  1. Daweynta dhalmo la’aanta Ragga.

2. Qaliinka dhagxaanta kiliyaha iyo kaadi mareenka.

3. Qaliinka qanjirka burustaataha

4. Furista tubooyinka Kaadi Mareenka

5. Qaliimada Kaadi mareenka.

6. Daweynta Infegshinada.

7. Daweynta Raganimada.

Sidoo kale dhammaan dadweynaha soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in isbitaalka kalkaal uu kuu keenay Mishiinka E.S.W.L, oo burburiya dhagxaanta kiliyaha iyadoon wax qaliim ah la sameyn iyo raajo dhijitaal ah.

Dhammaan qaliimadaan waa habka casriga ah ee LAPROSCOPYGA ah. Isbitaalku wuxuu ku yaalaa isgoyska Banaadir masjidka Cabdullahi Ciise Wadada Digfeer.

Wixii faah faahin ah kala xiriir tel 617633661-617633662-numberka gaaban ee 4040. Balan teenu waa kalkaal hospital.

Related posts

Hooyo dib u heshay 30 sano ka dib wiilkeeda oo la afduubtay isagoo yar (Daawo Sawirro)

admin

DAAWO:BANDHIGA KALSAN TV IYO CIDA KA DAMBEYSA XARIGA SIYAASI C/RAXMAAN WARSAME18 12 2017

gurey

Dhagayso:- Afhayeenka Gobalka Gedo Nuur Sayax Xareed o Waraysi Xasaasi ah siyeey k24 + Xaalada Gobalka Gedo

Tifaftiraha K24