Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

War Cusub: Xasan Shiikh oo Booqday Xarunta Taliska Guud ee Booliska Gobolka Banaadir

Madaxweynaha dowlada federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheakh Maxamuud, ayaa maanta booqday xarunta taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, halkaas oo uu kulamo kula qaatay saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa warbixino dhinaca amniga la xiriira ka dhageystay saraakiisha ciidanka, waxaana ay u sharaxeen madaxweynaha xaalada amaan iyo dadaalada ay wadaan ciidanka booliska, oo ku howlan sugida amaanka.

Madaxweynaha ayaa ku hambalyeey Ciidamada Booliska sida ay dadaalka ugu bixinayaan sugida amaanka iyagoona ka hortagay falal amniga lagu qal qalgilin lahaa.

Related posts

Maamulka gobolka Karkaar iyo Wasaaradda deegaanka Puntland oo Booqday Biyo xireen laga hirgeliyay Gobolkaas (Sawiro)

Tifaftiraha K24

(SAWIRRO) – Wafti ballaaran oo uu horkacayo Wasiirka Amniga oo si weyn looga soo dhaweeyey magaalada Baled-weyne

admin

DAAWO: Dowladda oo soo bandhigtay Heshiiskii ay la gashay Ahlu Sunna.

admin