Somali News

War Cusub: Qaramada Midoobay oo Warbixin ay Maanta soo saartay ku sheegtay in Shan Milyan oo Soomalia ah aysan Heli karin……

Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada ay u baahan yihiin.

Tiradaasi oo u dhiganta in boqolkiiba 40 shacabka Soomaaliya aysan heli Karin waxa ay cunaan, waxayna Qaramada Midoobay Xafiiskeeda Arrimaha Gargaarka bani aadminimada ee OCHA ay warbixintan maanta ku soo bandhigay Magaalada Mudisho.

Qaraamada Midoobay Xafiiskeeda Gargaarka Bini’aadannimada waxa uu sidoo kale deeq bixiyayaasha Caalamiga ah ugu baaqay in Dadka Soomaaliyeed loo soo gurmado oo gargaar deg deg ah lala soo gaaro inta aysan xaaladdu faraha ka bixin.

Related posts

War Cusub: Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amnesty International oo si kulul u weerartay siyaasaddaha lagu….

Tifaftiraha K24

Sawirro:-Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Gaari Ku Romaday Duleedka Cadaado

admin

Kenya oo duqeyn ay dad shacab ah ku dhamaadeen oo Kenya Gedo ka geysatey maanta.

admin