Somali News Top News Xulashada K24

VIDEO: Safarkii Dhulka ee Hargeysa iyo Madaxweynaha Somalia( Mog to Harg)

Waa xili habayn ah saacadu waa 7:00fiidnimo oo xiran waana habayn jimce ah oo aan ku laba qalbinayey bari Masjidka isbahaysiga miyaa ku soo tukataa mise xeebto liido ayaan isaga baashaal tagaa, Telephoneka gacanta ayaa isoo dhacay waa shaqsi aad muhiim iigu ah oo aanba islahaa tolow ma wacdaa waana Agaasime ku xigeenka Warfaafinta Qaranka,

Telephonekii ayaan qabtay salaan kadib Wuxuu igu wargaliyey in saacadaan la joogo Madaxweynaha Somalia iyo Wafdi uu horkacayo ay u socdaan Hargeysa safar dhulka ahna la mari doono si dhaqsiyo ahna aan u diyaar garoowno aniga iyo dhowr wariyaal ah telephonekana wuu jartay.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka oo Xiiso Badan

Related posts

War Cusub: 1.5 Million oo Caruur Soomaaliyeed ah ayaa halis weyn ugu jira in ay ….

Tifaftiraha K24

Madaxweynaha Jubba oo la kulmay Raisalwasaraha Itobiya iyo Wasiirka Arimaha Dibada.

admin

Dhageyso: Xog Culus Maamulka Jubbaland oo qurba jogta Runta u sheegay iyo Amniga Kismaayo oo wax badan laga badalaayo

admin