Breaking News Somali News Top News Xulashada K24

VIDEO: Axmad Madoobe oo Hal codsi ka dalbaday Wafdiga Golaha Aqalka Sare( Muxuu yahay?)

Senatorada Aqalka sare ee loo diray Jubbaland ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland axmad madoobe iyo golahiisa wasiirada.

Senataroda iyo mas’uulyiinta jubbaland ayaa kulankooda wuxuu qaatay dhowr saacaddood waxaana kulanka lagu lafa guray xaaladda siyaasadda dalka uu maraayo iyo khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe ee federaalka.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Related posts

Dowladda Talyaaniga oo Soomaaliya ka taageerayso amaanka & bini’aadannimada

Tifaftiraha K24

Jabuuti Oo Eedeymo Culus U Jeedisay Dowladda Kenya

admin

Siyaasiyinti ku xayirnayd Doolow oo Muqdisho laga dajiyay

admin