Breaking News Somali News Top News Xulashada K24

VIDEO: 5 Hoggaamiye Kooxeed Fashilmay Dowladda Xiriirka Uma jari Karaan ( Xaashi Carabey)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamad Xaashi Carabey ayaa si kulul u dhaleeceeyay Madaxda Maamul goboleedyada ee ku shiray Magaalada Kismaayo.

Xaashi Carabey ayaa shaaciyay in 5 guddoomiye gobol oo shir yeeshay aysan ka tarjumeyn masiirka Federaalka iyo shacabka ku nool gobollada ay maamulaan.

Dowlada federalka wuxuu ugu baaqay lacagta ay maamulu goboleedyada siineyso in aysan gacan shaqsiyaad ku shubin oo ay laxisaabtantaa maamul goboleedyada.

Xaashi Carabey ayaa dhulka la jaray axmad madoobe isagoona ku tilmaamay faashil si qoto dheer ugu fashilmay arrimihii jubbaland iyo shacabkii gedo ee Ma’uuliyaddooda uu gabay.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka oo Xasaasi ah Laguna Garbaashay Madaxda Maamul Goboleedyada

Related posts

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Sheekh Shaakir oo kulan xasaasi ah leh

admin

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo caawa dhagax dhigay qalabka loogu tala galay in uu ku shaqeeyo garoonka aadan cadde

Tifaftiraha K24

XOG: Maxamed Ugaas Xaashi iyo Salaadin kale oo dib ugu soo labanaya Gedo ka dib marki khilaaf u……….

admin