Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News : Shirka Madasha wada tashiga oo furmaya Iyo Madaxweyne Galeyr oo markii ugu horeysay kaqeyb-galaya……

Sida Wararka Muqdisho kasoo baxaya Sheegayaan waxa Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas Iyo madaxda Dowlad Goboleedyada Kale Ku Sugan Muqdisho Dhamanatooda Uu Shir Weyn Ugu Furmaya,Iyadoona Dhamaan Shirkani wada Joogaan.

waxa markii ugu Horeyey Shirka Hiigsiga Oo Furmaya Malainta Bari wajigiisa Labaad Ku Sugan madaxweynaha Maamulka Khaatumo cali khalif galyr Oo laftiisa Magaalada Muqdisho Ku sugnaa Isbuucani ugu danbeyey Oo Dhan.

Mashquul weyn Ayaa laga dareemaya Magaalada Muqdisho waxana Hoteelada waweyn qabsaday wafdiyadani maamul goboleedyada Ka Socda oo xiligani buuxiyey Hoteelaii muqdisho,Sidoo kalana Kulamo kala gaar Leeyahiin Dhexdooda.

Madaxweynaha Puntland Ayaa Laga Codsaday inuu la Kulmo madaxda Khaatumo waxana Codsigani soojeedisey dowlaa faderalka Soomaaliya Iyadoona Horay Looga Dhaadhaciyey Inuu madaxweynaha Puntland Pro cabdiwali maxamed cali gaas Agfadhisto Dhigisa Galmudug lagu guulaystey.

Pro.Cali khalif Galayr Ayaa la Sheegay In laga Codsaday isagana inuu la Kulmo madaxda Puntland iyadoona Ay u kala gar qaadayso Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo Madaxda Mamaulada Ee muqdisho ku sugan Xiligani.

Ujeedada Ugu weyn Ee Kulankani looga Gol leeyahay Ayaa Ah Inay dowlada Faderalka Codsatay Inay ka Hor sanadka 2016 Xal laga gaadho wixii u Dhexeeya Gobolada dalka inta Dhisan iyo inta Dhismaysa Laguna xaliyo xal Muhim U Ah.

Puntland oo Iyada Marna aan ogoleyn jiritaanka maamulka Khataumo Ayaa wararka Sheegayaan In Laga Dhaadhaciyey In maamulka Cusub e la Dhisayo Uu noqdo Mid khaatumo ka Madaxbaan sida darteeda Looga Bahan yahay Inay la Kulmaan hogaamiyaasha Deegaankaasi.

Maalinta bari waxa Lagu wadaa hadii ilahay idmo inuu dhaco shirka Ugu Muhimsanaa oo looga Hadlayo Higsiga 2016 waxana Laga Soo saaraya warka rasmiga Qaabka ugu muhimsan doorasho ka Dhacda Soomaaliya 2016 ka marka La Gaadho.
waxana Maamulada Laftooda Ku kala Qeybsan yahiin qaabka Ay doorashadaasi noqonayso.

Related posts

Dhageyso: Xukuumada Somaliya Oo Fasaxday Duulimaadyadii Rayidka Ee Kismaayo.

admin

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

admin

Wabiga Shabelle Oo Fatahaado Hor Leh Ka Sameeyay Balcad.

Ahmed sudani