Somali News Top News

TOP NEWS: Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh iyo Shariif Shiikh axmad oo jabuuti kulan uu ku dhexmaray+Sawiro

Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan Dalka Jabuuti halkaasi uu kaga qeyb galay Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa waxa uu la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmad oo 2012 doorashadii Madaxtinimada Dalka ka dhacday uu kaga guuleystay.

Xasan Shiikh ayaa bogaadiyay Shariif Shiikh axmad waxaana labada masuul ay ku kulmeen si kadis ah Maadama ay ku wada suganyihiin dalka Jabuuti .

Shiikh Shariif ayaa shalay sidoo kale Dalka Jabuuti waxa uu kula kulmay madaxda Maamulada Puntland iyo Soomaliland waxaana kulamadaasi ay ahaayen kuwa albaabada u xiranyihin.

1

2

3

4

5

6

Related posts

Sawirro:-Hub Sharci darro ah oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

admin

Dhagayso+Sawiro:- Buuga Danta Derbi Jiifka Yaa Dayacay oo lagu soo Bandhigay Boosaaso

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Salaad Cali Jeele oo ka jeediyay Khudbad ay uriyaaqeen Bulshada Magaalada

gurey