Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: maxaad kala Socotaa Socdaalka Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Jeneraal Fartaag iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo ay ku tageen Degmada Doolow+Sawirro

Wafdi Balaaran uu hogaaminaayo madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Jeneral Fartaag ayaa Maanta gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Socdaalka Jeneraal Fartaag ee Dagmada Doolow waxaa ku wehliyaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buule Canjeex waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada waxaana soo dhaweynta wafdiga qeyb ka ahaa Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan.

Wafdiga Jeneraal Fartaag uu horkacaayo ayaa hada waxa ay Magaalada kulamo kula qaadanayan Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Dagmada Doolow .

Wararka qaar oo k24 ay heleyso ayaa sheegaya in Degmada Doolow ay ka socota qaban qaabada shirweyne halkaas ku dhexmari doona Itoobiya iyo Beesha Sade.

Masuuliyiinta Maamulka Doolow ayaa k24 u sheegay in Wafdiga kulamo xasaasi ah ay ka wadaan Dagmada.

La Soco wixii ku soo kordhaa Insha Allah

received_1204835449556912-206x300

received_1204835462890244-201x300

Related posts

War cusub: Ciidamada dowlada federaalka oo faarujiyay deegaan istaraatiiji ah kadib markii ay….

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirro: Musharax Maxmad C/llahi Farmaajo oo Hooygiisa Muqdisho ku qaabilay Wafdi ka socda Guddiga…..

Tifaftiraha K24

Maamulka Galmudug Oo Shaaciyay Waqtiga ay Shabaab ka Saareyso Degaanadeeda

Sakariye Sakariye

1 comment

Comments are closed.