Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Top News: Kenya Oo Kashiftey Sir Badan Oo Ay Al-shabaab Ka Wado Gudaha Kenya (Maxay Tolow Tahay???)

Taliyaha Ciidamada Milatariga Kenya ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay Xoog ku Qortaan Dhalinyarada Kenyanka ah ee ku sugan Gudaha wadankaasi Kenya,kuwaas oo ka Barbar dagaalama Al-shabaab.

Taliyaha Milatariga Kenya oo la hadlay Wargeyska The Stander ayaa sheegay in ay Hayaan Cadeymo muujinaya in Al-shabaab ay si qasab ah ku Qortaan Dhalinyarada Kenya.

Al-shabaab ayaa waxaa ka Barbar dagaalama Tobanaan Kenyan ah oo ku soo biiray Shabaab,kuwaas oo qaarkood ay dib ugu laabteen Kenya,kuwana ay ku dhinteen Dagaalada ka dhaca Kenya iyo Soomaaliya intaba.

 

Related posts

Update: Dableey hubeysan oo Nin Ganacsade ah ku dishay Gudaha Magaalada…..+Magaciisa

Tifaftiraha K24

Madaxweyne farmaajo” Xildhibaan Siciid wuxuu ahaa shakhsi u huray naftiisa u khidmeynta dalka iyo dadka isaga oo darajo sare ka gaaray……

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Dowladda Soomalia oo sheegtay in howlgal gaar ah ay ku dishay 81 ka tirsan Alshabaab lana bur buriyay xaruntii….

admin