Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Faransiiska oo dhimaya ciidamada ka jooga Dalka……………..

Wasiirka difaaca dalka Faransiiska Jan If Lodariyan ayaa u sheegay majalad todobaadla ah in dalkiisa uu dhimi doono militeriga ka jooga dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe dhamaadka sanadkaan iyadoo xukuumada Paris u diyaar garoobayso doorashooyinka soo socda.
Faransiiska waxaa ka jooga wadankaasi 900-askari.
Askarta Faransiiska qaarkood ee nabad ilaalinta u jooga wadanka Afrikada dhexe ayaa lagu eedeyay falal jinsiga la xiriira oo ay ku sameeyen caruur yar yar.

Related posts

GALMUDUG: Waxaa jira Kooxo yar oo doonaya inay Doorashooyinka 2016-ka Carqaladeeyaan

admin

War cusub: Qaxootiga Yemen ku noqonaya oo digniintan cusub loo jeediyey!!

admin

Shirka Golaha Wasiirada Puntland Oo looga hadlay Arrinta Imaaraadka iyo Kuwa kale.

Ahmed sudani