Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Faah Faahin kala Duwan oo laga helaayo Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Koonfur galbeed iyo Alshabaab oo ka dhacay Dagm……

Wararka inaga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amniga ee maamulka Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen saldhig ay ururka Al-Shabaab ku sugnaayeen oo u dhow magaalada Waajid ee gobolka Bakool.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu geystaY khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray Labada dhinac ee halkaasi ku dagaalamay, waxaana ku dhimatay 9 halka ay ku dhaawacmeen 6 qof.

Weerarka ayaa ahaa mid qorsheysan oo ka dhan ahaa Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Taliye ku xigeenka ciidamada gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Caracas ayaa sheegay in dagaalka maanta ay ku qaadeen Al-shabaab uu ahaa mid ay horey u qorsheeyeen.

Related posts

DEG DEG: Diyaarad goor dhaw kusoo dhacday Muqdisho+Nooca diyaarada iyo qasaaraha ka dhashay

Tifaftiraha K24

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo madaxtooyada isugu yeeray dhamaan wakiilada beesha caalamka maxaase ka soo baxay?

Tifaftiraha K24

Daawo: Soomalia oo mudo 25 sano ah kadib dib ula soo wareegtay adeeg ay in badan ku hami jireen…..

Tifaftiraha K24