Ugaaska guud ee beesha Mursade Ugaas Cabdullaahi Daahir Axmed oo la hadlay warbaahinta waxa uu si kulul u weeraray ninka loo magacaabay R/wasaaraha kaasi oo ah nin ku abtirsada beesha uu isaga ugaaska u yahay.
Ugaaska ayaa sheegay in xasan kheyre uu yahay nin soomalinimada iyo dhaqankaba ka tagay isagoona ku eedeeyay in uu yahay soomali diid.
Ugaaska wuxuu kaloo ku eedeyay ra’isul wasaare xasan cali kheyre in uu qeyb ka ahaay heshiiskii badda soomaliya lagu siiyay kenya isagoona door muhiim ka qaatay sida uu sheegay ugaas c/llahi daahir axmad.
Halkaan ka dhageyso codka