Somali News Top News

TOP NEWS: Dhageyso Maxkamda sare Dalka oo Fadeexad ay kusoo baxday iyo Banaanbax ka dhan ah oo Muqdisho ka dhacay

Dibad bax balaaran oo lagaga soo horjeedo Maxkamada Sare ee dalka ayaa maanta waxa uu ka dhacay magalada muqdisho gaar ahaan dagmada hodan ee gobolka banaadir.

Dibad baxayaal ayaa isugu soo baxay Xaafada KPP ee Dagmada Hodan kuwaasi oo ka soo horjeeda dhulal ay maxkamada Sare u xukuntay shaqsiyaad gaar ah waxaana dhulalka ay dadkaasi daganyihiin leh dowlada balse maxkamada ay u xukuntay shaqsiyaad ka madax banaan dowlada.

Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa waxa ay u badnaayen haweyn iyo Caruur iyagoona ku qeylo dhaaminayay erayo looga soo horjeedo Maxkamda sare ee dalka .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

Xukuumada Somaliya Oo Shaacisay Qaabka cusub ee Lagu Bixin Doono Viisaha Xajka

admin

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Oo Sheegay Inay Dileen Xubo Ka Tirsan Al-Shabaab.

admin

DEG DEG: Thabit oo Hal shardi ku xiray xil ka qaadistiisa Muxuuse ka yiri Guddoomiyaha Cusub ee la Magacaabay?

admin