Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Xasaasi ah oo uu Warbaahinta u sheegay Maxamad Cabdi Kaliil????

Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Wasiiru dowlada Wasaarada Amniga maamulka Jubbaland oo warbahinta kula hadlay degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in qorshe uu wado maamulka Jubbaland kaas oo ah in dib u ahabeyn lagu sameyn doono ciidamada Jubbaland ee ku sugan Jubbooyinka.

Waxa uu sheegay Wasiiru dowlaha in ciidanka Qalabka Sida loo kala saari doono ciidanka Daraawiisha, Nabad sugida iyo kuwa Booliska ee maamulka Jubbaland.

Waxaa jira ciidamo badan oo ka tirsan maamulka Jubbaland kuwaas oo ku sugan deegaano ka tirsan gobolka Gedo, inkastoo mudooyinkii dambe uu gobolkaas khilaaf uu ka jiray kaas oo hareeyay mamulka gobolka iyo waliba kan degmooyinka.

Related posts

WAR CULUS: Rabshado Aad Iyo Aad U Xoogan Oo Iminka Ka Socda Xarunta Baarlamaanka Dalka…………………………………..

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Gawaarida AMISOM oo Wiil dhagool ah ku jiiray Muqdisho

admin

Ciidamada loo tababaro dowlada Soomaaliya oo la sheegay in ay ku biiraan Al Shabaab

admin