Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Dhageyso Maamulka Soomaliland oo Si Kulul uga Hadashay Magacaabistii Xasan Shiikh uu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Dalka ….

Maamulka Soomaaliland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Shaqsigii dhawaan loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Dalka kaasi oo Xasa shiikh uu ku badalay Caydiid Ilka Xanaf.

Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa inta aan loo magacaabin Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka ayaa waxa uu iska casilay Garyaqaanka Guud ee maamulka Soomaaliland oo uu hayey muddo ku dhow 5 sano.

Maxamed Muuse Diiriye oo ka mid ah wasiiru dowlayaasha Maamulkaasi ayaa sheegay in Soomaaliland ay ka fiirsan doonto arimaha noocaan oo kale waxaana uu xusay in Masuuliyiinta la mid ah Ibraahim Iidle Suleymaan in ay ku soo noqon doonan maamulkooda ka dibna ay dalban doonnan cafis balse waxa uu carabka ku dhuftay in aysan mardabo aqbali doonin xubnaha soomaliland ka soo jeeda ee dowlada soomaliya xil ka soo qabta ka dibna soomaliland ku so noqda.

Madaxweynaha Soomaliya ayaa Xilka ka qaaday Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sarre ee Dalka Caydiid Ilka Xanaf waxaana lagu badalay Iibraahim Iidle Suleeymaan oo horay u ahaa Garyaqaanka Guud ee maamulka Soomaaliland.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

Golaha Wakiiladda Puntland oo Kulmaayo……

admin

Wareegto: Soomaliland oo amar deg deg ah ka soo saartay heshiisyada ay la gasho dalalka….

Tifaftiraha K24

admin