Somali News Top News

TOP NEWS: Dhageyso Dagaalka Daynuunaay oo faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxayaan

Dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab ayaa saakay Aroortii weerar Culus ku qaaday Fariisin Ciidamada Dowlada ay ku leeyihiin Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Baay .

Dagaal Culus ayaa waxa uu dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada Mudo laba saac ka badan ayuuna dagaalka socday.

Abaanduulaha qayta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ismaaciil Qaliif Shire ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada ay ka hortageen Weerarka Alshabaab ayna iska caabiyeen.

Abaanduulaha waxaa uu sheegay in Ciidanka dowlada ay dileen 20-ka tirsan Maleeshiyadaan duulaanka soo qaaday.

Al-Shabaab ayaan wali ka hadlin dagaalka ay ku qaadee Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Baay.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

SAWIRO:- Madaxweynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb oo Kormeeyay Isbitalka Guud Ee Cadaado

Ahmed sudani

Dhageyso: Waxabadan oo u aad u baahantahay in aad ka ogaato kulan dhexmari doono farmaajo iyo kenyatta

Tifaftiraha K24

XOG: K24 oo Heshay Xubnaha Aqalka sare Puntland ay soo diyaarisay iyo Siyaasiyiin Mug weyn oo ka Dhexmuuqda

Tifaftiraha K24