Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Alshabaab oo Saakay Aroortii Weerar Culus ku qaaday Deynuunaay ee Gobolka Baay

Wararka ka imanaya degaanka Deynuunaay ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Saaka uu dagaal ka dhacay degaanka Deynuunaay ee Gobolkaasi.

Askar ka timid degaanka Maanya fuulka  ee Gobolka Baay oo ku siijeeday Deynuunaay oo uu dagaal ka socday ayaa la sheegayaa in jidka loo galay halkaas oo dagaal ka dhacay ay ku dhinteen 7 ka mid ah Ciidanka Dowladda.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay dhinteen 7 Askari kuwo kalena uu dhaawac ka soo gaaray dagaalkaasi,waxaana uu ku daray in uu hadda ay xaaladdu deggan tahay.

Al-shabaab ayaa la sheegay in ay Ciidanka Weerareen Saaka Salaaddii Subax,waxaan uu dagaalku soo gaaray ilaa  8:00 Subaxnimo.

Taliyaha  Qeybta 60aad ee Ciidanka Dowladda oo lagu magacaabo Jeneraal Bile ayaa inoox aqiijiyay Dagaalka,waxaase uu ka gaabsaday in uu ka hadlo.

Related posts

Wariyaasha kismaayo oo lagu baaqay mudo 10-Cisho ah in ay isku diwaan galiyaan

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Top News Germany oo Ciidamo u Diraysa Somalia

admin

Fiirso: Barnaamijka sanada cusub iyo wacdarihii fanaaniinta

admin