Somali News Top News

TOP Daawo:- Sawirada Al-Shabaab oo Meydadka Ciidamada Kenya soo Bandhigtay Kuwaas oo lagu Dilay Ceelcade

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada askartii ka tirsanaa Ciidamada Kenya ee lagu dilay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen.

Sawirada Meydadka askarta Kenyanka ayaa la soo dhigay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab, waxaana ay sheegeen inay ka badnaayeen boqol askari ka badan.

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ayaa dhowaan sheegay in weerarkii Ceel-Cadde ay uga dileen Ciidamada Kenya boqol askari ka badan.

Dowladda Kenya ayaa soo bandhigin tirada rasmiga ah ee ku dhintay weerarkaas, iyadoo tilmaamtay inay wali baadigoobeyso askar ka maqan.

Weerarkan ayaa ahaa kii u horeeyay ee Al-Shabaab ku qaado saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Soomaaliya, isla markaana uu soo gaaro khasaare aad u ballaaran.130

228

315

414

513

611

Related posts

DegDeg:- Qarax baabuur oo ka dhacay Dalka Masar

Ahmed sudani

DEG DEG+Akhriso: Warqaddo digniin culus ah oo lagu daadiyay suuqa weyn ee bakaaraha maxaase ku qoran?

Tifaftiraha K24

War hada: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweynaha Jubbaland uu ka yiri Guushii Jawaari uu ka gaaray Xidig???

Tifaftiraha K24