Arimaha Bulshada Breaking News English News Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24 XULASHADA TODOBAADKA

TOP: Buug Cusub oo ka Hadlaya Taariikhda Hogaanka iyo Haldoorka SADE oo dhawaan lagu soo bandhigi Doono Muqdisho.

Buug ka hadlaya Taariikhda Haldoorka iyo Hogaankii Sade ee Qarniyadii tagay oo uu qoray qoraa Cali Sheekh Aadan Yuusuf Cigaal “Cali Soomaai” isla mar ahaantaane uu dhameytiray qoritaankiisa ayaa waxaa dhawaan lagu wadaa in la soo bandhigo.

Buugga oo qoristiisa ay socotay labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa laga heli doonaa xogo badan oo ka daahsoon in badan oo soomaaliyeed,kuwaas oo ku saabsan taariikhda Haldoorka Sade ee qarniyadii 16-aad ilaa qarnigii 20-aad.

dhawaan ayaa la filayaa in lagu soo bandhigo Buugga munaasabad ka dhcii doonta Muqdisho, taas oo ay kasoo qeybgali doonaan Masuuiyiin kala duwan oo isugu jira qoraayo, Suugaanyahanno, taariikh uruuriyaal iyo Abwaano Soomaaliyeed.

Ma hana markii Koowaad ee uu qoray Buug ka hadlaya Tariikhda Haldoorada, horay wuxuu u qoray Buugaag Caynkani oo kale ah kuwaas oo hadda laga heli karo Madbacadaha kala Duwan ee Soomaaliya.

Hoos waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa Safxada hore ee Buuga iyo Cinwanka Bugaba oo uu qoray Qoraa Cali Soomaali

kala Xiriir Qoraa Cali Somali

Email: calisomali400@gmail.com

 

عرف الريحان في تراجم أعلام آل مريحان

 

cali (1)

Related posts

Dhageyso: Maxaadan Ogeyn oo Naxdinteeda leh oo laga soo sheegaya in Shabaab ay ka geesteen Galbeedka Magaalada Kismaayo????

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Maamul u Samaynta Gobalada Hiraan iyo Sh/ Dhexe oo Meel Xasaasi ah Maraysa

Tifaftiraha K24

Dhageyso Wararkii ugu dambeeyay ee Gudaha iyo Dibadda

admin