Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOOS U Dhageyso: Madaxweyne Erdogan oo Goordhaw gaaray xarunta Safaaradda Cusub ee Turkiga taasi oo uu Xariga ka jari doono Furitaankeeda

Madaxweynaha Dalka Turkiga Receb Tayyip Erdogan oo Maanta Muqdisho soo gaaray ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Madaxda ugu sareeyso Dalka.

Ordugaan ayaa Daqiiqado ka hor gaaray Safaaradda Dowladda Turgiga ay Kadhisteen Soomaaliya halkaas oo si weyn loo gu soo dhaweeyay,waxaan halkaas ku sugan Guduumiyaha Barlamaanka, R/Wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada .

Dadweyne farabadan ayaa safan hareeraha Wadada isku xirta Garoonka illaa Dagmada C/casiis halkaas oo ay ku taalo Safaaradda Turkiga ,waxeyna Dadkaasi sitaan Sawirada Madaxweynayaasha Soomaalia iyo Turkiga

M.weyne Ordugaan ayaa la filayaa in uu xarigga ka jaro dhismaha xarunta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya iyo Mashaariic kala duwan oo uu turkigu ka hirgaliyay Soomaaliya iyo kuwo hadda la qorsheynayo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

XOG: Shabaab oo Dib ula wareegay deegaan Dhawaaan laga qabsaday oo ka tirsan Gobolka…

admin

Daawo Madaxweyne Xasan oo shaaciyay qaabka ay yeelanayso doorashada dhicidoonta

admin

Jaaliyada gobolka Ohio oo yeeshay Kulan lagu diidanyahay 4.5 (Sawiro)

Tifaftiraha K24