Somali News

Taliska Booliska Oo U Digay Ciidamada Dilalka U Geysta Dadka Shacabka Farriina U Diray….

Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa faah faahin ka bixiyay askar dilal ka geystay Magalada Muqdisho oo Ciidanka booliska gacanta ku dhigeen.

Shir jaraa’iis uu ku qabtay Magalada Muqdisho ayuu sheegay in askar dad rayid ah dil u geystay ay gacanta ku dhigeen,isla markaana ay u gudbiyeen Maxkamada Ciidamada Qalabka sida tallaabo sharci ah looga qaado.

Jeneraal  Bariise ayaa sidoo kale sheegay in qaar ka tirsan ciidanka oo dil gaystay ay baxsadeen, hayeeshee ciidamada booliska ay ku raadjoogaan laguna jiro sidii loo soo qaban lahaa, si sharciga loo horgeeyo.

Related posts

Akhriso: Sheeko Gaaban: ‘‘Qaaddiyoow Xalay Maxaa Itiri’’ W/Q: Zakariye Qaran

Tifaftiraha K24

Sawirro: Waa Sidee Xaalada Doonidii ku soo Caarisay Xeebta Dekedda Boosaaso.

gurey

Kenya oo gabi ahan joojisay dhismihii ay ka waday Xadka Somalia

admin