Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Taangiyada Ciidanka Itoobiya Ee Lagu Arkay Galabta Guriceel & Baqdin Soo Wajahday Shacabka (Sawirro)

Baqdin ayaa laga muujiyey Taangiyada iyo Dabaabaadka Dagaalka Ciidanka Itoobiya ayaa maanta waxay tageen Degmada Guriceel Ee Gobolka Gal gaduud.

Ciidankani waxaa la sheegay inay sugayaan Amniga Degamda Guriceel islamarkaana ay ciidankaasi ahaayeen kuwo cabsi ku abuuray Bulshada Guriceel.

 

Related posts

Danjiraha Qaramada Midoobay oo Galkacyo kula kumay Xaaf iyo Shaakir

admin

DAAWO. Madaxweyne Farmaajo oo looga mudaharaaday Magaalada Galkacyo.

gurey

Wafdi Goor Dhow Gaaray Dhuusamareeb Iyo Soo Dhaweeyn Loo Sameeyay

admin