Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Shirkii Garoowe oo Fashil ku soo dhamaadey.

Shirkii wada-tashiga qaran ee Garoowe uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa gebi ahaanba fashilmay, kadib lix maalmood oo la is hor-fadhiyay iyada oo aan wax natiijo ah laga gaarin.

Dhammaan madaxda federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada shirka ka qeyb galay ayaa maanta oo sabti ah ka dhoofaya Garoowe, kuna laaban doono magaalooyinkii ay ka kala yimaadeen.

Shirkaan oo ahaa mid ay albaabadu u xiran yihiin ayaa waxa uu noqday kii ugu waqtiga dheeraa, marka la eego saacadaha uu socday. Soomaalida ayaa rajo weyn ka qabtay in madaxdu ay gaari doonaan qodobo wax ku ool ah, balse waxa uu noqday mid lagu hungoobay.

Cidina ma saadaalin karto sida ay wax noqon doonaan iyo halka loo dhaqaaqi doono, balse waxaa muuqata in kaalinta beesha caalamka loo baahnaan doono si ay madaxda Soomaalida ay u heshiiyaan.

Related posts

Daawo: Waxbadan ka ogoow sababta Wasiirka Amniga Abuukar Isloow uu Maanta Kismaayo u tagay

admin

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Halisteeda leh oo laga soo sheegaya Duleedka Magaalada Kismaayo??? war ayaan idin kaga heynaa

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Meydka wiil dhalinyaro ah oo badda ay soo tuftay ayaa saakay laga helay xeebaha dagmada….

Tifaftiraha K24