Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Shir loogu hadlayo Arrimaha soomaaliya oo ka dhacaya Magalada New York ee dalka Mareykanka

Bisha soo socota ayaa waxaa magalada New Yorka ee dalka Mareykanka ka dhaci doona shir ay wada gudoomin doonaan Madaxda dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobe.

Shirka ayaa waxaa la filayaa in loogu hadlo, hiigsiga cusub ee soomaaliya iyo wixii ka qabsoomay, sidoo kale waxaa dowlada ay sheegtay in shirkaasi xooga lagu saari doona qabsoomid doorashada Madaxtinimo ee dalka Somaliya marka lagaaro Sanadka 2016.

Shirkaan la filayo in uu ka dhacay Magaalada New York ee caasimada dalka Mareykanka, ayaa waxaa sidoo kale la sheegayaa in ajandihiisa uu ugu weyn yahay arimaha barnaamijka Hiigsiga “New Deal” inta ay dowlada somaliya ay jirtay lagu kala qabtay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Related posts

WAR HADDA AH: Maxaadan OGeyn Oo Daacish U Daran Oo Hadda Laga Soo Sheegayaa Kenya??? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Tifaftiraha K24

Jaaliyada Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) ee North America oo Baaq Nabadeed ka Soo Saaray Colaada Beled Xaawo

admin

Daawo: Qubanaha VOA oo looga hadlay hadalkii kasoo yeeray Mushaaraxa Xisbiga Jamhuuriga……..

admin