Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

SHiikh SHariif OoU Hanjabay Dowladda Soomaaliya

madxweynihii hore ee somaaliya shiikh shariif shiiq axmed oo maanta gaaaray baledweyne isaga iyo wafdi uu hogaaaminaayo ayaa marka uu ku soo laabtay muqdisho waxaa uu la hadlay warbaahinta isagoooo weeraray dowladda.

shiiikh shariiif ayaa dowlada soomaaliya ku eedeeyay iney saacaddo ka hor istaagtay baledweyne

shariif shiikh axmed oo hadalkiisa laga dhadhan san karay hanjabaad ama goodin ayaa yiri

“Magaaladaan Mooryaan baa heysan-jirtay waa la bixiyey,Ethiopian baa soo galay waa la bixiyey,Shabaab ayaa qabsaday waa laga bixiyey dadkaan ma kuwaa bay ka xoog badanyihiin,Wallaahi Summa Wallaahi haddaysan dulmiga joojin waa bixineynaa anagu Mooryaannimo ma ogolin”

mdxweynaha hirshabeelle ayaa isna isagoo maanta warbaahinta la hadlayay waxaa been abuur ku tilmaamay in dowladda somaliya  eey is hor istaag ku sameysay madxweynayaashii hore

Related posts

DegDeg:- Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga keenay Hindiya oo Muqdisho soo gaaray

Ahmed sudani

Dhagayso:- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Dowladda oo shegay in lasoo Gaba-Gabeyeey Weraarkii Maanta

admin

Milyineer Carbeed oo iibsaday Koox kamid ah horyaalka dalka uk.

admin