Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Breaking News Somali News Top News

Shaqo joojin lagu sameeyay Maareeyihii Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Somalia

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa shaqada looga joojiyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle).

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Wareegtada kasoo baxday laguma cadeyn sababaha rasmiga ah ee shaqada looga joojiyay Yuusuf Jaalle oo kamid ahaa xubnihii ololaha u waday Madaxweyne Farmaajo xiligii doorashada.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in shaqo ka joojinta lagu sameeyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ay salka ku heyso is qab qabsi u dhaxeeya Shirkadaha Diyaaradaha dalka oo ka dhashay arimaha xajka.

Halkan ka Ahhriso Wareegtada Shaqada looga joojiyay Yuusuf Jaalle

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Imaaraadka carabta oo soomaliland ku qasbay in ay ku qanacdo in soomaliya ay kasii mid ahaato 25 sano ee soo socota Maxay tahay sababta???

Tifaftiraha K24

Daawo: Puntland oo ku dhawaaqday in ay dib u celin doonto shacabka soomaaliyeed ee kusoo hayaamay deegaanada puntland

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Madaxweynihii Hore ee somaliya sheekh Shariif sheekh Axmed iyo Gudoomiye Jawaari oo kulmay

admin