Somali News

Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya oo..

Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaale weynaha Adduunka u dirtay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed.

Sidoo kale Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa fasaxday shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha awgeed oo ku beegan maanta.

Sadiiq Warfaa Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay Warbaahinta yaa shaqaalaha Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo bogaadin,isagoo guul u rajeeyey shaqaalaha Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan.

Related posts

RW CCC Sharmarke oo Umadda Soomaaliyeed u soo direy Hambalyo ku aadan 26 ka June.

admin

Xildhibaan ka tirsan maamulka hirshabeelle oo aas qaran loogu sameeyay magaalada jowhar

Tifaftiraha K24

Warcusub :- Ugaas Maxamed Xaashi oo si weyn logu so dhaweyay Magaalada Kismaayo

admin