Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Shaqaalaha Dowlada Hoose ee xamar oo la shaaciyey in ay Imtixaan ugali doonaan shaqadooda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Eng Yariisow oo mar uu ka hadlay munaasabadii xalay uu xilka gudoomiyaha gobolka banaadir kula wareegayay ayaa waxa uu sheegay in dhammaan shaqaalaha dowlada hoose ee xamar ay gali doonaan imtixaan ku aadan shaqadooda.

Eng Yariisow gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ayaa sheegay in ay tartan u gali doonaan ama imtixaan shaqaalaha dowlada hoose ee xamar aysana jiri doonin cid lagu siinaayo nin jeclaysi howlaha ama shaqooyinka ka soconaya gobolka banaadir.

hadalkani ayaan la ogeyn gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna duqa muqdisho qaabka uu ku dhaqan gelin doono waxa ayna caqabad ku noqon doontaa shaqsiyaad lagu tuhmaayo in markii horeba aan lagu keenin aqoontooda sida ay qabaan qaar ka mid ah bulshada soomaaliyeed,

Related posts

DEG DEG :- Ugaaska Beesha Sade oo goordhow Shirjaraid ku qabanaya Cadaado iyo Xaalada Galmudug iyo Ugaaska oo meel xun maraysa.

admin

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafti Ka Socday Uk iyo EUda Kulankasi Oo Ay Ku Wehelinayeen Xubno Wasiiro Ah

admin

Xildhibaan C/Qaadir Cosoble oo shaaciyay arin madaxda DF qorsheynayaan kahor doorashada 2021

Mohamed Abdirashid Abaajo