Somali News

SAWIRRO:Ciidamo saameyn kuyeelan rabo nolosha shacabka Muqdisho oo tababar losoo xiray

Maanta xarunta dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa tababar loogu soo xiray Ciidamo ka mid noqonaya Booliska Soomaaliya.

In ka badan 1,000 Askari oo ka tirsan ciidamada booliska,isla markaana dhowr bilood xeradaas tababar ku qaatay ayaa waxaa loo qabtay munaasabad tababar loogu soo xirayo Ciidamadaas.

Ku dhawaaw kun Askari ayaa Maanta tababar loogu soo xiray Xarunta Iskuul Bulusiyo,waxaana goobta tegay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre ,isaga oo salaan ka qaatay ciidanka tababarka loo soo xiray.

Munaasabada ayaa sidoo kale waxaa ku sugnaa taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo saraak kale oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Update: Alshabaab oo Weerar aan la fileyn kusoo qaaday Dagmada Afgooye iyo wixii ka dhacay oo dhagaha Faraha la gashtay

Tifaftiraha K24

Daawo: Madaxweyne Xaaf, Sh. shaakir, Gacal casir iyo Carabeey oo Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaanada Galmudug

admin

Dhageyso: Waxabadan oo u aad u baahantahay in aad ka ogaato kulan dhexmari doono farmaajo iyo kenyatta

Tifaftiraha K24