Somali News

SAWIRRO:- Shirar Looga Hadlayay Arrimaha Somalia Oo Ka Dhacay Maraykanka

Ra”iisul Wasaaraha xukuumaddda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Waashitoon ee dalka Maraykanka ayaa ka qeyb galay Shirar looga hadlayay arrimaha Soomaaliya,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen wefdiga  uu hogaaminayay.

Kulankaan dhex maray Masuuliyiinta dowladda iyo ha’adaha deeq bixiyaasha waxaa khudbado ka jeediyay ra”iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Kheyre iyo Wasiirka Maaaliyadda iyada oo aad loogu lafa guray siyaasadda xukuumadda ee hagaajinta iyo hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in Soomaaliya lagu ammaanay sare u qaadidda dakhliga dowladda bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo la dagaalanka musuq-maasuqa.

  

Related posts

Dr Axmed Faarax Ducaale oo Shir Caalami ah uga qeyb galaya dalka Swedan.

admin

Dhageyso: Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in la dhaqan galiyay Amarada Maamulka gobolka

admin

Toos Garbaharay : Ciidamada itoobiya ee ku sugan halkaasi oo Xabsiga dhigay Taliyaha Amniga Iyo Madaxa maaliyadda ee Maamulka Degmadaasi.

admin