Somali News

Sawirro: Mareykanka oo la sheegay inuu duqeeyey guryaha dad shacab ah

Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada burbur ay sheegeen inay sababtay duqeymo ay ciidamada Maraykanka oo ay wehlinayaan kuwa Soomaali ah ay habeen hore ka fuliyeen degmada Janaale ee gobolka Sh/Hoose.

Burburkan ayaa la sheegay in inta badan uu gaaray guryo ay lahaayeen dad shacab ah, inkatsa oo aan la shaacin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay.

Waxaa sidoo kale sawirrada ka muuqda qalab ciidan oo la sheegay inay ka tageen ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida ee soo weeraray magaalada Janaale.

Related posts

Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Shir Ku Yeelanaya Garoowe

admin

XOG:- Madaxweyne Axmed Madoobe oo Maanta Tagi doona Magaalada Cadaado.

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Magaalada muqdisho oo maanta lagu arkay ciidamadii ugu badnaay oo gadoodsan xili ay la wareegeen ……

Tifaftiraha K24