Somali News Top News Xulashada K24

SAWIRRO:- Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Guddiga Mideynta Galmudug iyo Ahlu-sunna oo shir uga Socdo dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kormeer ku tagay xarunta Shirka uga socdo Guddiga isku dhafka Galmudug iyo sidoo kale maamulkii Ahlusunna.

Madaxweynaha ayaa la kulmay Guddiga waxaana ugu baaqay in ay dardargeliyaan howlaha ay waddaan.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in maamulka uu si toos ah u shaqo bilaabo, waxaana uu guddiga ugu baaqay in ay si caddaalad u qabtaan Shaqadda ay hayaan.

Dhawaan ayaa lagu waddaa in la isku daro baarlamaanka maamulka Galmudug iyo sidoo kale baarlmaankii maamulkii Ahlusunna.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso: Wafdi uu Hogaaminaayo madaxweyne Ku Xigeenka Burundi oo Muqdisho kula Kulmay Masuuliyiinta Dalka ugu Sareya+Sawiro

admin

Xubno ka tirsan Alshabaab oo madaxooda la dul dhigay malaayiin lacag ah

admin

Akhriso: Khudbadii xasaasiga aheyd ee Ra’isul wasaare xasan cali kheyre uu ku kasbaday codka kalsoonida xildhibaanada baarlamaanka

Tifaftiraha K24