Somali News

Sawirro: Wadada xiriirisa Boosaaso iyo Gaalkacyo oo markale uu bur-bur soo gaaray

Waxaa mar kale Bur-bur soo gaaray wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Boosaso iyo gobolada kale ee dalka taas oo sababtay in uu hakad ku yimaado isu socodka gaadiidka wadadaas isticmaala waxaana halkaa tagay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.

1 Qof ayaa ku dhintay 4 kalana waa ku dhaawacmeen kadib markii wadadu u go’day Xalay waxaana dhowaan halkaas ka da’ay roob xoogan kaas oo sababay in wadada ay go’ado.

Related posts

XOG: M/weyne ku-xigeenka Kenya oo ku Wajahan Magaalada Hargeysa iyo Xiisada qaadka oo…

Tifaftiraha K24

AKHRISO:- Kulan looga hadlayo Mideynta Galmudug oo dhuusamareeb uga socda Madaxda maamulka Galmudug

Ahmed sudani

Akhriso: Micheal Keating oo soo saaray Qoraal uu kaga hadlaayo Dhacdooyinkii Sooomalia ka dhacay 2017-da.( Maxaase ugu muhiimsan?)

admin