Somali News Top News Xulashada K24

SAWIRRO:- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Sameeyay Kormeerkii ugu horeeyay.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta waxaa uu kormeeray qaar ka mid ah Maxkamaddaha gobolka Banaadir.

Waxaa uu tagay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir iyo sidoo kale Maxkamadda kale ee gobolka.

“Waxaan manta soo kormeeray Maxkamadda rafcanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir Si aan ugu kuur galo Hawlaha maxkamdaha, Waxaan sidoo kale warbixino ka dhagaystay gudoomiyayaasha maxkamadaha” ayuu yiri Baashe Yuusuf Axmed.

Related posts

Akhriso: Waa kuma shaqsiga uu c/wali gaas u magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka nugaal?

Tifaftiraha K24

Daawo Sheekh Maxamed idiris oo digniin Culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya, Kana Hadlay Hanti la lunsaday iyo Arimo kale oo Xasaasi ah +VIDEO

admin

R/W hore Saacid Faarax Garaad oo ka tacsiyeeyey xubnihii lagu dilay weerarkii Hotel Saxafi,kadibna talo siiyey dowlada

admin